rasaas

rasaas

Rasaas

Rasaasa is a political site detailing human rights violations and crimes against the Ogaden by Ethiopia and any other third parties. Rasaasa seeks to identify crimes against the Ogaden and the exposition of its strategic plans to capture and control the Horn of Africa by means of violence and twisting the reality in the region in the eyes of the international community.

Gollihi wasiirada ee deegaanka oo isbadal lagu sameeyey

NewsPosted by Qorane Tue, April 03, 2012 00:35:57
Jigjiga, Apr 02, 2012 - Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya madaxtooyada dowlad deegaanka Soomaalida, waxaa isbadal lagu sameeyey golihii wasiirada ee xukumadda deegaanka Soomaalida.

Wararkan ayaa tilmaamaya in iyadoo laga duulayo go'aammadi uu dhawaan gaaray Guddiga Fulinta ee xisbiga ESPDP isbadal lagu sameeyey qaar kamid ah wasaaradaha dowlad deegaanka.

Sida ay Wabishabeele u sheegeen masuuliyiin katirsan xukumadda, wasiiradda la magacaabay, kuwa booska loo badalay iyo kuwa xilka loo ballaariyey ayaa kala ah:

1. C/fitaah Maxamud Xasan, M/weyne Ku-xigeen, ahna Wasiirka Caafimaadka.
2. C/lahi Yusuf Weerar, M/weyne Ku-xigeen, ahna Hogaanka Nabadgalyada iyo Cadaaladda.
3. C/xakiin Xasan Cigaal, M/weyne Ku-xigeen, ahna Wasiirka Dakhliga.
4. C/raxmaan Sheekh Maxamed, Wasiirka Howlaha Guul iyo Horumarinta Magaalooyinka.
5. Maxamed Cumar, Wasiirka Adeegga Shacabka iyo Kobcinta Awoodda.
6. Xasan C/laahi Riyaale, Wasiirka Waxbarashada.
7. C/casiis Maxamed Cabdi, Wasiirka Madaxtooyada.


A Fire Destroyed Jijiga Market

NewsPosted by Qorane Thu, February 09, 2012 23:23:09
Jijiga, Feb 10, 2012 [ras] - This morning around 11:30 am on Jijiga local time a huge fire was started at market in the city enter, which has destroyed of completely assets in there. The market called Taiwan is the largest one in the Jijiga town the capital of the Somali regional state.

A number of local police surrounded the market those attempting to put off the fire with insufficient equipment. The police were using small fire extinguisher foam and the only fire vehicle in Jijiga.

Crow of inhabitant people filled in every corner and passage of the market to watch and be witnessed whether their business is destroyed or survived from the fire.

There is a significant loss of asset and human injuries, but the Police still assessing the damage caused by the fire.

Hagaaminta DDSI

NewsPosted by Qorane Mon, December 05, 2011 15:34:55

1. Rashiid cabdi guuleed & nbsp; wasiirka caafimaadka D.D.S
2. maxamuud axmed nuur wasiirka xafiiska ka hortaga iyo xakamaynta cudurka HIV/AIDs
3. Axmed sheekh wasiirka cilmi baadhista iyo xoolaha
4. C/wahaab Rashiid wasiirka mashruuca horumarinta dooxooyinka iyo wabiyada
5. Qalbi axmed jaamac wasiirka mashruuca horumartinta iyo xoolo dhaqatada (BCDP)
6. C/naasir maxamed aaden  (gudomiyihii hore ee gobolka godey) wasiirka maalgalinta (investment Bureau)
7. Maxamed Cali saadiq wasiirka xuduudaha
8. Khadar Cabdi ismaaciil wasiir ku xigeenka Xafiiska maaliyada
9. Guuleed cali gari ( gudoomiyihii hore ee wardheer) Maareeyaha kuuliyada tababarada, farsamda iyo xirfadaha ( technic school)
10. Liibaan Maxamed amiin maareeyaha machadka maaraynta
11. Ismaaciil Saleebaan Maareeyaha Kuuliyada Caafimadka jigjiga
12. Fu'aad Maxamed Xuseen kuxigeenka kuuliyada Caafimaadka
13. Wacays maxamed Maareeyaha Kuuliyada tababarka macalimiinta ee Dr. cabdimajiid (TTC)
14. ILyaas Abiib k/x maareeyaha kuuliyada t. macalimiinta Cabddimajiid ( TTC)
15. Maxamuud Cumar Xuseen _Dirir Wakaalada tababarka farsamada iyo xirfadaha
16. Abuukar maxamed khaliif kuxigeenka waxbarashada
17. Cumar cabdi maydhane kuxigeenka koobaad ee beeraha
18. C/risaaq xuseen kuxigeenka labaad ee beeraha
19. Fartuun cabdi mahdi wasiir kuxigeenka xafiiska biyaha
20. Maxamed Cumar axmed Xafiika kobcinta
21. Maxamed shariif cali kuxigeenka cilmi baadhista
22. Mukhtaar (xiribo) kuxigeenka machadka maaraynta
23. Rashiid Bacdar kuxigeenka xafiiska abaabulka dhalinyarada iyo ciyaaraha (sport)
24. Badri yuusuf omas wasiirka xafiiska kobcinta iskaashatooyinka

25. Cabdi Bade koomishineerka Asluubta D.D.S

26. Yuusuf Jalaale Koomishineerka Booliska D.D.S


1.C/laahi Yuusuf Weerar [abaskuul] Hog N/galyada Maamulka iyo Cadaalada
2. Dr Suldaan Wali Madaxa Biyaha [camar]
3. C/raxmaan Sheekh Maxamed [Gurey] [gurey] Xafiiska Waxbarashada ba
4. Dr. C/qaadir Iiman Xogayaha Beeraha [
5. C/laahi Cabdi Ciise Xoghayaha Caddaalada[
6. C/laahi Maxamed Mawlid Xoghayaha Ganacsiga[barire]
7. Maxamed Faatax Hora Xafiiska Maamulka Shaqaalaha Dawlada
8. Ibraahim Cali xoghayaha Ciyaaraha iyo Dhalinyarada
9. Axmed-deeq Maxamed Xogayaha Dakhliga
10. Maxamed Nuur Gaade Xafiiska Shaqaalaha iyo Arr. Bulshada [xirsi]
11. Xabiib Maxamed Yuusuf Xafiiska Jidadka Hor. Jidadka Miyiga[
12. Axmed Ibraahim Cabdi Xafiiska Hanti-dhawrka Guud [cawlyahan]
13. Maxamed Guuwe Bisle Xafiiska Warfaafinta [
14. C/qaadir Maxamed Faarax Xafiiska Kobcinta Awooda
15. C/fataax Maxamed Xasan Xafiiska Madaxwaynaha
16. Cumar Xaaji Xafiiska Maaliyada [karanle]
17. Dr. Yuusuf ku-xigeenka Caafimaadka
18. Eng C/risaaq Rashiid ku-xigeenka hawlaha guud
19. Guleed Axmed Cali Madaxa DPPC [casoowe]

Xukuumada Deegaanka Oo heshiis lagashay lix nin oo kamida khuburo talyaaniya

NewsPosted by Qorane Fri, November 25, 2011 00:33:36
Xukuumada Deegaanka Oo heshiis lagashay lix nin oo kamida khuburo talyaaniya kanasocda warshadii samaysay riigaga waawayn (mudo lixbilood ilaa hal sono ah)
Thursday, 24 November 2011 12:49

Jigjiga (Cakaaranews) Sida lawada ogsoonyahay Xukuumada Dawlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo dadaal dheer ugu jirta horumarinta bulshada deegaanka ee xoolodhaqatada u badan ayaa waxaa la ogsoonyahay in ay xukuumadu xooga saartay dhanka biyaha si deegaanka looga saaro gabi ahaanba baahida biyaha, islamarkaana si dadaalkaas looga midho dhaliyo ayaa waxa ay xukuumadu wadanka talyaaniga kasoo iibisay 4 Riig oo waawayn awoodna u leh inay qodaan ilaa kun mititr oo dhulka hoostiisa ah.

Haddaba iyadoo lala wada socdo inay riigagaasi dhamaantood mar hore deegaanka soo gaadheen islamarkaana hawlgaleen goobihii ugu horeeyay ee lagu tijaabiyayna ay si aad loogu farxay uga guul gaadheen ayaa waxaa kale oo jirta in loobaahday dad riigagan aqoon u leh si riigagana shacabka si dhakhso ah loogaga faa'iideeyo dad badan oo deegaanka u dhashayna ay tababar u helaan.

Haddaba xukuumada oo kaduulaysa kamidho dhalinta riigagan awooda badan maadaama ay lagama maarmaan tahay in sida ugu dhakhsaha badan shacabka deegaanka looga saaro baahida biyaha ayaa waxay xukuumadu heshiis caalami ah lagashay lix nin oo talyaani ah kanamida kuwii riigagan sameeyay kana socda warshadii riigaga lagasoo iibiyay ee talyaaniga, waxaana lagula heshiiyay in ay maalinkii sideed saacadood oo joogto ah shaqeeyaan kuna shaqeeyaan riigagaas iyadoo meel walba oo ay baahi biyo kajirto loodiri doono islamarkaana lacagta halkii nin saacadiiba lagula heshiiyayna ay tahay $ 56.25 oo doolar taas oo marka uu ninkiiba sideed saacadood shaqeeyo uu maalinkii helayo $450 (afar boqol iyo konton dolar) halka uu bishiina ka helayo $13500 (sadex iyo toban kun iyo shanboqol oo dolar), guud ahaan lixdaa nin ayuu midkiiba 6 da bilood helaya lacag dhan $81000 (sideetan iyo kow kun oo ah USD) sidoo kalana waxay lixda bilood qaadanayaan lacag dhan $486000 (afar boqol sideetan iyo lix kun oo ah USD)

Heshiiska ay xukuumadu lixdaa nin ee talyaaniga ah lagashay ayaa lakala saxeexday mudo lix bilood ilaa sanad ah waxaana heshiiskan ku baxaysa lacag aad u badan waxaana
xusid mudan in ay xukuumadu markii horana soo iibinta riigagan lacag aad u badan u hurtay haddana marlabaad dadkii aqoonta u lahaa amaba riigaganba sameeyay ay xukuumadu kuguulaysatay inay heshiis lagasho lacag badana loohuro iyadoo ujeedada ka danbaysa ama danta ay dawladu arintan ka leedahay ay tahay in shacabka deegaanka sida ugu dhakhsaha badan looga saaro baahida biyaha maadaama ay biyuhu yihiin nolosha bini aadamka wax laqabto waxa ugu horeeyana uu yahay helida biyo nadiifa.

Dhanka kale dhamaan shacabka deegaanka ayaa dal iyo dibadba arintan aad ugu farxay aadna ugu diirsaday aadna usoo dhaweeyay talaabadan taariikhiga ah ee ay xukuumadu qaada.

Ethiopia ready for ICASA

NewsPosted by Qorane Tue, November 22, 2011 17:53:05
The Ethiopian government says it is completely prepared for the largest conference the country has ever hosted in terms of the numbers of participants.
The 16th International Conference on AIDS and Sexually Transmitted Infections (STIs) in Africa (ICASA) will be held from December 4 to 8 in Addis Ababa and 10,000 people are expected to come from all over the world.

The country has organized various international events before but numbers are usually closer to three thousand. As a result Ethiopia is very excited about the event to show the world its hospitality and capability to host huge international events.

On Thursday November 17, the organization committee led by Dr. Tewodros Adhanom, Minister of Health, held a press conference about the program and preparation for the event.

The organizers said that they have solved most issues. One of the major challenges is the standard of accommodations.

“We have assessed over 10,800 high and good quality rooms in and round Addis Ababa that will give service to people from all over the world. So in terms of places to stay, we have no problem,” the minister said.

According to the organizers, as of Thursday November 17 about 4,200 participants confirmed their attendance. However, registration has not been completed as yet.
According to Dr. Tewodros, works is being undertaken to transform the Millennium Hall, where the conference is scheduled to take place, into a high-tech conference centre that can accommodate up to 35,000 people at a time.

According to the organizers, five heads of state and various ministers will participate in the international conference. Sessions will include presentation of research and other scientific studies.

There are about 33.3 million people living with HIV across the globe, the minister said, adding that 68 percent are in Africa. In 33 countries, the incidence has fallen by more than 25% between 2001 and 2009, of these countries 22 are in sub-Saharan Africa

The ICASA 2011 conference hopes to mobilize leaders, communities and partners to take ownership and respond even more to HIV. The exchange of experience and best practices around the globe will be a step forward in addressing many of the medical eruditions that hinder the health of Africans. These include HIV, AIDS, STIs, TB and malaria.

rasaas

Xafiiska Jidadka ee DDS Iyo Mashruuca Dooxooyinka ee Federaalka oo Kala Sixiixday Heshiis Lgu Dhisayo Jidad iyo Buundooyin Cusub

NewsPosted by Qorane Thu, November 17, 2011 19:41:48
Addis Ababa, November 17, 2011 Xafiiska Jidadka ee Dawlada Deegaanak Soomaalida, ayaa galabta Mashruuca dooxooyinka iyo biyaha ee federaalka heshiis kula galay dhismaha jidad iyo buundooyin laga dhisayo deegaanka Soomaalida oo ay ku baxayso kharaj kor u dhaafaya 198,462,006.02 Birr.

Mashaariicdan oo dhamaantood fulintooda loo bilaabayo si dag dag ah, ayaa kala ah 1. Jidka Dhuure-Hadhagaala ee gobolka Shiniile oo dherarkiisu dhanyahey 68 Kiilo Mitir, ayna ku baxayso kharash dhan 65 Milyan iyo badh Birr.

2. Jidka Hudhet-Jalanqoee gobolka Liibaan oo dherarkiisu dhanyahey 50 Kiilo Mitir, kharashka ku baxayana yahey 54,344200 Birr.

3. Buundada Mayu-Muluqa ee gobolka Fiiq, oo ay ku baxayso 32,391174 Birr.

4. Buundo isku xidha Sallaxaad iyo Xamaro oo ay ku bixi doonto 30,191764 Birr.

5. Buundada Soora oo isku xidhi doonta gobollada Afdheer iyo Liibaan, kharashka ku baxayaana yahey 16,084924 Birr. Dhismaha saddexda buundaba, waxaa ku jira jidad masaafadoodu dhantahay 10 Kiilo Mitir mid walba.

Madaxa Xafiiska Jidadka ee DDS, Mudane Khadar Cabdi Ismaaciil oo xogtan Cakaaranews soo gaadhsiiyay, ayaa sheegay in xafiisku todobaadka soo socdaba guda gali doono fulinta mashaariicdan oo marka la dhamaystiro wax wayn ka badali doona isu socodka gaadiidka iyo shacabka deegaanka Soomaalida.


rsasas

Ethiopia PM Meles Zenawi names new cabinet

NewsPosted by Qorane Thu, November 17, 2011 16:18:05
APA-Addis Ababa (Ethiopia) Barely a day after his re-election to a fourth term as Ethiopian Prime Minister, Meles Zenawi has appointed his new cabinet with several major changes in the line up.

1. Foreign Minister and deputy Prime Minister - Hailemariam Desalegn

2. Minister of Defence - Siraj Fergesa

3. Federal Affairs Minister -Shiferaw Teklemariam

4. Minister of Justice -Birhan Hailu

5. Civil Service Minister - Junedin Sado (new ministry)

6. Ministry of Finance and Economic Development - Sofian Ahmed

7. Minister of Agriculture -Tefera Derbew (new ministry)

8. Minister of Industry -Mekonnen Manyazewal

9. Trade Minister - Kebede Chane

10. Science and Technology Minister - Desse Delke

11. Minister of Transport - Diriba Kuma

12. Minister of Communication and Information Technology - Debretsion Gebremickael

13. Minister of Urban Construction -Mekuria Haile

14. Minister of Water and Energy - Alemayehu Tegenu

15. Minister of Mines - Sinkinesh Ejigu

16. Minister of Education -Demeke Mekonnen

17. Minister of Health -Tewodrose Adhanom

18. Minister of Labour and Social Affairs - Abdulfeta Abdul Ahmed

19. Minister of Culture and Tourism - Aman Abdulkedir

20. Minister of Women, Children and Youth Affair - Zenebu Taddesse

Prime Minister Meles Zenawi also re-appointed Bereket Simon as Minister for the Government Communication Affairs Office and Melaku Fente as General Manager for the Ethiopian Revenue and Customs Authority as well as Aster Mamo as government whip to the parliament.

The three officials are included in the cabinet

Foreign Affairs Ministry questions Ethiopian response to ambassador’s detention

NewsPosted by Qorane Mon, November 14, 2011 15:53:43

Though Ethiopia has replied to Slovakia’s diplomatic note sent in connection with the detaining and subsequent release of Slovak ambassador to Ethiopia, Milan Dubček, the Slovak Foreign Ministry finds the explanation inadequate, the TASR newswire reported on November 12.

“[Slovak] ambassador Igor Slobodník in Berlin has received a reply from Ethiopia,” stated Foreign Affairs Minister Mikuláš Dzurinda, as quoted by TASR. “We have scrutinised it but its content did not satisfy us, so we again have sent our reaction,” he added.

Dzurinda explained that Ethiopia has not formally apologised to Slovakia as expected in diplomatic practice, though some parts of the text might be considered a form of an apology.

“The text is quite long and while there are contradictions, we have found it important to react again – hoping that we will receive a satisfactory reply in a short time,” stated Dzurinda, as quoted by TASR.

Dubček was detained on November 5 while he was on a walk, around a ten-minute drive from his residence, without the Ethiopian authorities informing Slovakia or offering any explanation. The ambassador stated he was not aware of committing any violation of Ethiopian law.

The Foreign Affairs Ministry has described the incident as a violation of the Vienna Convention on Diplomatic Relations and immediately demanded his immediate release. Ambassador Dubček has returned to Slovakia for consultations.

Source: TASR

rasaasa.com